TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Human Rights

Total 312 Posts

Khatarta Khiyaamooyinka Fiisayaasha Ee Ka Ganacsiga Dadka Ka Taxadir

Qiimaha Xubnaha Aadamaha Suuqa Madaw Ee Bariga Dhexe Oo Kordhay Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Dalalka Khaliijka ayaa noqday kuwa ugu baddan ee ka ganacsiga dadka looga qaado Bariga Afrika, iyadoo lagu khiyaameeyo dadkaa oo u baddan dhalinyaro hablo iyo wiilal in

Somaliland: Maxaabiista Siyaasada Oo Ka Dareen Celiyay Xorriyadooda

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xorriyadooda u celisay saraakiisha u xidhnaa siyaasada iyo suxufiyiin muddo 25 maalmood ah ku jiray Xabsiga Mandheera oo qiyaastii 90 KM ka xigga dhanka Bari Magaalada Caasimadda Hargeysa. Kooxda lasoo daayay Salaasadii maanta,

Somaliland: Sixty-two years later is seeking recognition for its lost independence Four days later

Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-Sixty-two years later, the Republic of Somaliland commemorates the historic anniversary of 26 June 1960, when Somaliland gained independence from the United Kingdom of (Great Britain.) The Republic of Somaliland entered into a treaty with the colonial

Somaliland: Kommishanka Xuquuqda Aadamaha Oo Sheegay Tacadi Iyo Jidh-dil Loo Geystay Siyaasiyiinta iyo Suxufiyiinta

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Kommishanka xuuqquda Aadamaha ee Qaranka, jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka hadlay xaaladda maxaabiista siyaasada ee labada Xisbi iyo suxufoyiinta oo maanta Khamiistii 16 Jun 2022, markii u horraysay muddadii ay xidhnaayeen la horkeenay maxkamadda Hargeysa si rumaan loogu

SOLJA Oo Canbaaraysay Suxufiyiin La Xukumay

“Xukunku waa mid si weyn wax ugu dhimmaya xorriyatul qawlka oo abuuraya jawi ay suxufiyiintu kaga baqaan tabinta dhacdooyinka iyo wararka ay Bulshadu ka sugayso. ” Guddoomiyaha SOLJA. Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, ayaa xukun ku riday saddex suxufiyiinta

Israel Toogatay Shariin Abuu Caqiil Weriye Bariga Dhexe Caan Ka Ahayd

Araweelo News Network. Jinin(ANN)-Weerrarada Ciidamada Israel ku hayaan Daanta Galbeed gaar ahaan deegaanka Jenin ee dhulka Falastiin, ayaa galaaftay nollosha Weriye ka tirsanayd warbaahinta Al Jazeera.  Shariin Abuu Caqiil oo ahayd gabadh weriye ah oo caan ka ahayd gobolka, isla

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Cafis U Fidiyay Boqolaal Maxbuus

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyay maxaabiis  tiradoodu gaadhay saddex boqol iyo dheeraad. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebekaddaha Araweelo News Network.

Human RightsWatch Kenneth Roth Oo Shaqada Ka Tegeya

Araweelo News Network. #KennethRoth halkee kasoo dhaqaajiyay #HRW New York(ANN)-Hay’adda Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamaha (Human Rights Watch), ayaa ka hadashay Agaasimaha fulinta ee Hay’addaa oo muddo dheer soo hoggaaminayay inuu shaqada ka tegeyo marka la gaadho August.  Kenneth Roth,

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Ku Macneeyay Xadhiga Suxufiyiinta Cabudhin Ku Waajahan Bulshada

Araweelo News Network. Somaliland: Guddoomiyaha Iyo Murrshaxa Doorashadda Madaxtooyadda  Ee WADDANI Oo Ka Digay Xadhiga Suxufiyiinta Labada Masuul ayaa Xabsiga ku booqday 15 Suxufi oo xidhan Maalintii shannaad Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Murrashaxa Doorashada

Somaliland: Kommishanka Xuquuqda Aadamaha Ee Qaranka Oo Ka Hadlay Xaaladda Suxufiyiinta Xidhan

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Xuquuqda Aadamaha ee Qaranka Somaliland, (Somaliland National Human Rights Commission), ayaa ka hadlay xaaladda koox suxufiyiin ah oo maalintii shannaad xidhan, kaddib markii la qabtay 15 April 2022, xilli ay qaarkood ka warameeyaan shaqaaqo ka dhacday xabsiga

{ }Smiley face