Coronavirus: Maraykanka Iyo Shiinaha Midkee Samayeeyay Maxaase Caddaymo Loo Hayaa?

Maxay Ka Yidhaahdeen Khuburada Dunidu, Cudurada Loo Adeegsaday Hubka? Maxaa Faafitaankiisa qayb ka ah, ,,,,, sababta kor u kaca dalalka Khaliijka ee Coronavirus. Maraykanka iyo Midkee iska caabinta Coronavirus muujiyay? Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist based Somaliland. Hargeysa(ANN)-Dunida More...

Major General Soleimani Hoggaamiye Lagu Goblamay, Dawladda Iran Iyo Kooxaha Falastiin Oo Wacad Ku Maray In Loo Aar-gudayo
Tehran(ANN)-Hoggaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Sayyed Ali Khameneyni ayaa maanta u magacaabay Brigadier General Ismail Qaani inuu noqdo Taliyaha Xoogaga Qudus ee Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamka Iran, kadid More...

Twitter-ka ayaa Xayiraad Saaray Ku Dhowaad Tobban Kun Oo Akoono Looga Shakiyay Inay Basaasiin U Yihiin Dawladda Boqortooyada Sucuudiga
Warbixin: By Carraale M jaamac, Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland. Riyadh(ANN)-Shabakadda Twitter-ka ayaa masaxday oo gebi ahaanba meesha ka saartay 94,000 oo ahaa Akoono lala xidhiidhiyay More...

Sawirka Dooddaha Iyo Muranka Ugu Badani Ka Dhasheen Ee Lagu Baahiyay Boggaga Soomaalida Ee Facebook
Wuxuu ahaa muuqaal ahaan sawir aad ii soo jiitay oo ka turjumaya Nollosha dhaqankeena ee Reer guuraaga ah, bishii hore ee May 2019, ayaan ku arkay bogga hore ee mid ka mid ah Boggaga facebook ee Bulshadda Soomaalidu More...

Somaliland: 28-guurada Xuska 18 May 2019-ka Oo Dhamaystiran Daawo
Hargeysa(ANN)- 28-guuradii Munaasibada xuska 18 May ee 2019 ee kasoo wareegtay markii Somaliland dib ula soo noqotay qaranimadeeda, ayaa todobaadkan si weyn looga xusay geyiga Somaliland. Muuqaal dhamystiran More...

#Somaliland: 28-guurada 18 May Oo Sannadkii Labaad Ku Beegantay Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Sidee Loogu Diyaargaroobay
Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in xuska sannad-guurada 28aad ee kasoo wareegtay markii Somaliland lasoo noqotay madax-banaanideeda 18, May 1991, More...

Jilaa Caan Ah Oo U Dhashay Britain Oo Guursaday Gabadh Soomaaliyeed
Hargeysa(ANN)-jilaaga caanka ah ee u dhashay Dalka Britain, Idiris Elba oo 46 jir ah, ayaa guursaday gabadh Soomaaliyeed. Gabadha Soomaaliyeed oo magaceedu yahay, Saabriin Dhawre, taas oo 29 jir ah, isla More...

Guushaada Waa Lala Jiraa-Gaar Haka Ahaanin- Dahabshiil
Guushaada Waa Lala Jiraa-Gaar Haka Ahaanin- Dahabshiil. Soomaalidu waxay tidhaahdaa, “Nin aanad saacad ku baran, sannad kuma baratid” oo muujinaysa in dabeecad/ficil aad kala kulantid barashada koowaad qof, More...

Siyaasi Nacaybka Muslimiinta Caan Ku Ahaa Oo Diinta Islaamka Qaatay Iyo Daraasado Muujinaya Wadamada Islaamku Kusoo Badanayo
Amsterdam(ANN)-Siyaasi u dhashay dalka Holland oo hore uga tirsanaa xisbiga midigta fog ee Geert Wilders, isla markaana caan ku ahaa dhaleecaynta iyo muujinta nacaybka Islaamka, ayaa si lama filaan ah u qaatay More...

Waa Maxay sababta ay uga tagtay Sacuudiga?
Basma Khalifa Basma Khalifa, oo 29 sano jir ah, waxay ku laabatay halkii ay ku dhalatay si ay u aragto haddii ay halkaasi ku noolaan karto, balse hal tallaabo oo khaldan More...
