Category: Qubanaha
Cabsi Xoogan oo Wehel u Noqotay Askar Talyaani ah oo Toogasho ku Dilay Nin Weerar ku Qaaday Jarmalka
Araweelo News Network Roma (ANN)- Cabsi xoogan ayaa la soo deristay askari ka tirsan ciidanka booliska dalka Talyaaniga, kadib markii uu toogasho ku dilay nin u dhashay dalka Tuuniisiya oo la odhan jiray Anis Amri, kaasoo baabuur jiidhsiiyey suuq ku
Dhaqamadii Iyo Ficiladii Yaabka Lahaa Ee Muccamar Al-Qaddaafi
Dhaqamadii Iyo Ficiladii Yaabka Lahaa Ee Muccamar Al-QaddaafiAraweelo News Network Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah ficiladii geesinimo, go’aamadii iyo hab-dhaqankii siyaasadeed iyo kuwii bulsho ee uu lahaa Madaxweynahii hore ee Liibiya Muccamar Al-Qaddaafi, kuwaas
Caagadaha Biyaha Oo La Oggaaday In Laga Dhisan Karo Dhismayaal Casri ah
Araweelo News Network Shirkad ku taal bariga gobolka koonfureed ee Gauteng ee dalka Koonfur Afrika iyo wiil aad u da’ yar, ayaa ku guulaystay hannaan caagadaha qashinka ee biyaha laga cabbo looga dhigan karo qalab dhismeed amma lagu dhisi karo
Dal soo Saaray Waraaqaha Codaynta oo Loogu Talogalay Indhoolayaasha
Araweelo News Network Dalka Rwanda, ayaa ku guulaystay in ay hirgeliyaan, soona saaraan waraaqo loogu talogalay in ay ku codeeyaan dadka aragga naafada ah, gaar ahaan xilliyada doorashada madaxweynenimada sida Guddida Doorashooyinka ee dalkaasi u sheegeen wargeyska New Times. Guddida
Dal Xabsi Dheer Ku Xukuma Qofka Lagu Qabto inuu u Dabbaal-degay Ciida Kirismaska (Christmas)
Araweelo News Network Horraantii bishii April ee sannadkan 2016, ayaa dalal badan oo caalamka ah dhaleeceeyeen boqorka xukuma waddanka Buruniya (Brunea), kadib markii uu ku dhawaaqay inuu fulinayo Shareecada, dalkiisuna hirgelin doono ciqaabta dilka ah ee waliba qofka sinaysta dhagaxa
Sirdoonka Maraykanka oo Daba-gal ku Hayey Feedhyahankii Caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalay
Araweelo News Network Marka dib loogu noqdo sannadkii 1966kii waxa soo baxday in hay’adda sirdoonka Maraykanka ee FBI-du si dhaw ula socotay feedhyahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalay oo geeriyooday sannadkan. Waxa ay baadhitaan ku hayeen xidhiidhka uu la
Quwadda Ciidan iyo Dhaqaale Ee Dalka Masar Daawo (Xogta Dahsoon)
Araweelo News Network Jamhuuriyada Carabta ee Masar waxay dhacdaa Waqoooyi bari Qaaradda Afrika, iyadoo dacal ka gasha qaaradda Aasiya oo ay ku leedahay jasiirad la moodka Siinaay, taasina waa sababta loogu bixiyey dawladii isaga talowday labada qaaradood. Waa sidee hadaba
Nawab of Sachin: Afrikaankii Boqortooyada ku Lahaa Hindiya iyo Sidii Taariikhyahannadu u Qariyeen
Araweelo News Network Qormada 4aad Sidi Masoodigii Adoni: Degaanka Adoni waxa uu ku yaal degmada Kurnool oo ka mid ah Gobolka Andhra Pradesh ee dalka Hindiya, qarnigii 15aadna waxa uu ka mid ahaa boqortooyadii Vijayanagar Empire. Markii boqortooyada Vijayanagar dhacday
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el Sisi Oo Noqday Hoggaamiyaha Waqtigan ugu Awoodda Badan Afrika
Araweelo News Network Jariirada Forbes oo dhawaan soo saartay warbixinteeda sannadlaha ahayd ee qiimaynta shakhsiyaadka adduunka ugu awoodda badan (The World’s Most Powerful People) 2016 oo kaalinta koowaad siiyey Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin, ayaa sidoo kale warbixintooda ku tilmaamay in
Xog Cusub: Maxaa Kala Qabsaday Sadaam Xuseen iyo Wakiilkii CIA-da Maraykanka?
Araweelo News Network Qaybtii 3aad Wakiil ka tirsanaa CIA-da Maraykanka oo la yidhaa John Nixon, waxa uu intaas ku daray, “Ma jirin wax beeninaya in qofka la qabtay uu leeyahay muuqaal soo jiidasho leh oo dabiici ah, waxa uu ahaa