TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Qubanaha

Total 482 Posts

Ruushka Iyo Kuuriyada Waqooyi Oo Kulan Xaasaasi Ah Ku Yeeshay Bariga Fog Iyo Balanqaadka Kim Jong Un

#Araweelo_News_Metwork.   Moscow(ANN)-Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa Arbacadii la kulmay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, xilli ay labadooduba gaadheen goobta Vostochny Cosmodrome ee Bariga Fog ee Ruushka, halkaas oo lagu wado in labada hoggaamiye ku yeeshaan wadahadal naadir ah

#Somaliland: Dablayda Gacan-Libaax Oo Wareejiyay Gaadhigii Ay Ka Dhaceen Dhoqoshay

#Araweelo_News_Network.   Burco(ANN)-Dablayda gacanta ku haysay gaadhigii ay ka dhaceen shalay duleedka degmada Dhoqoshay ee ay lahayd wasaaradda Biyaha Somaliland, ayaa maanta lagu wareejiyay Odayaasha iyo Salaadiinta Beesha Habarjeclo, kaddib markii Guddida Beelaha Garxajis ay ku qanciyeen dablayda in gaadhigaa

#Somaliland: Siyaasiga Maxamuud Xaashi Oo Jeediyay Khudbad Ruxday Dareenka Iyo Shucuurta Kumanaan Qof

“Qarankeenu Ma Jabin, Ciidankeenuna Ma Jabin, Gobtuna Ma Jabto, Maalamaha Addagna ……” Guddoomiyaha Ururka KAAH Maxamuud Xaashi. #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo hoggaamiya Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa ka hadlay xaalladda dalka ee xilligan iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ciidanka

Dalalka Galbeedka Oo Ka Walaacsan Afgambiga Gabon Oo Noqday Kii Sideedaad Ee Galbeedka iyo Badhtamaha Afrika

Cameroon iyo Rwanda Oo Qaaday Tallaabooyin Cusub #Araweelo_News_Network. Libreville(ANN)-Hoggaamiyaha cusub ee Millateriga dalka Gabon ayaa balan qaaday in uu dalka ku soo celin doono dimoqraadiyad, wallow uu diiday in la qabto waqti doorasho cusub ay ka dhici doonto dalka.  

Siyaasi Ka Baxay KULMIYE Oo Madaxweyne Biixi Ku Dhaliilay Inuu Mar Kale Isu Taago Doorashada

#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Badhasaabkii hore ee Gobolka Awdal ee xukuumaddii Axmed Siilaanyo ayaa iskaga baxay Xisbiga KULMIYE, isagoo sheegay inuu shirkii Gollaha dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE uga socday Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer oo lasoo gebagebeeyay Isniintii 21

Khudbadii Madaxweyne Biixi iyo Furitaankii Shirka 8aad Ee Gollaha Dhexe KULMIYE

#Araweelo_News_Network.   Muuqaalkan Toos uga Daawo Toos Furitaanka Shirka Gollaha Dhexe ee KULMIYE iyo Khudbadii Maxadaxweyne Biixi Ka Jeediyay.     Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by Araweelo News Network.

Shirka Gollaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Ka Furmay Magaalada Burco

#Araweelo_News_Network.   Shirka Gollaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Ka Furmay Magaalada Burco     Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by  Araweelo News Network. Follow us on Twitter@Araweelonews Follow us and Like on

Niger: Hoggaamiyayaasha Afgenbiga Oo Xidhay Hawada Dalka Xilli Ay Sii Kordhay Cabsida Faragelin Millateri

#Araweelo_News_Network. Niamey (ANN)- Hoggaamiyayaasha afgambiga Niger ayaa xidhay hawada dalkaasi kaddib markii ay diideen amar ka soo baxay wadamada Galbeedka Afrika  eek u midoobay ururka ECOWAS, kaas oo ahaa in dib loo soo celiyo madaxweynihii xilka laga tuuray ee Mohamed

Imran Khan Ra’iisal Wasaarihii Pakistan Oo Xabsiga La Dhigay

#Araweelo_News_Network.   Islamabad(ANN)-Booliska Dalka Pakistan, ayaa xabisga u taaxaabay  Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalkaa Imran Khan 5 August 2023. Sida ay baahiyay maanta oo Sabti ah Wakaaladda wararka ee AFP, Imran Khan ayaa la xidhay kaddib markii garsoore maxkamadeed uu

Markab Xamuul Ah Oo Ku Gubtay Xeebaha Holland Xilli Uu Kusii Jeeday Masar

#Araweelo_News_Network. Amsterdam(ANN)- Dab ayaa qabsaday markab xamuul ah, kaas oo sababay ugu yaraan dhimashada hal qof oo ka mid ahaa shaqaalihii la socday, iyadoo dabku sababay in dhowr kalena ay ku dhaawacmeen, sida lagu sheegay bayaan ay soo saareen ilaalada xeebaha

{ }Smiley face