TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Qubanaha

Total 482 Posts

#Siyaasi Maxamuud Xaashi Muxuu Ka Yidhi Guushii Iyo Guuldaradii Guddoomiye Faratoon

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka jawaabay guusha guddoomiyaha cusub ee gollaha wakiillada loo doortay 23 July 2023, Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon iyo guuldaradii uu la kulmay tartankii hore, maadaama uu Siyaasiga Maxamuud Xaashi xilligaa dhisayay

Xullufadda NATO Ee Maraykanku Hoggaamiyo Oo Ka Walaacsan Joogitaanka Wager Ee Belarus

Ra’iisal Wasaaraha Poland Oo Ka Digay Khatarta Soo Waajahday NATO #Araweelo_News_Network.   Warsaw(ANN)-Dalalka ku bahoobay Nadiga NATO ee xullufada Maraykanka, ayaa ka walaacsan khatar kasoo fool leh xadka Poland oo laga cabsi qabo innay dagaal ka bilaabaan kooxda Wagner ee

Madaxweynihii Ugu Cimriga Dheeraa Madaxweynayaasha Soo Maray Maraykanka

#Araweelo_News_Network. Madaxweynihii Ugu Cimriga Dheeraa Madaxweynayaasha Soo Maray Maraykanka Madaxweynihii hore ee Maraykanka  Jimmy Carter wuxuu dhashay 1 Oct, 1924. Wuxuu soo noqday Maayarkii 76aad ee Magaaalada Georgia ee Gobolka Atlanta, balse markii uu noqday Madaxweynaha 1977, wuxuu xilkaa hayay

Ruusha Oo Dagaalka Ukraine Kaga Adkaaday Maraykanka Iyo Xullufadiisa Galbeedka

Scott Ritter madaxii hore Ee Daba-galka Hubka Ciraaq ee QM iyo sarkaal hore oo CIA ah ayaa Laga soo xigtay in Maraykanka iyo Xullufaddiisa Lagaga Adkaaday Dagaalka Ukraine     #Araweelo_News_Network.     Washington(ANN)- Sarkaal lagu magcaabo Scott Ritter oo

# Weerane: Taariikhda Markhaatiga U Ah Halyeeyga Qoraaga Buugga Maxamed Baaruud

Somaliland: Madashii Loo Golleeyay Bandhiga Buugga #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Madal si ballaadhan loo golleeyay, ayaa lagu soo bandhigay Buug si weyn loo sugayay oo uu qoray Halgamaa Maxamed Baaruud Cali oo ka mid ah Haldoorkii iyo aqoonyahankii ibafuray halgankii lagu waajahay

Buugga Ay Qortay oo Manfac Weyn u Leh Bulshada Ayaa Gubtay Daabacaadii Koobaad Ka Hor intii aannay soo Bandhigin

“Waxa Gubtay daabacaadii u horaysay  oo ahayd 394, “Habeddelin Haybaddaada “marnaba kama niyadjabayo inaan Bulshadayda usoo bandhigo natiijadda Buugga aan ku tabcay muddada sanaddaha baddan ah” ayay tidhi, Naciima Cabdiraxmaan Shire Qoraaga Buugga   #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Naciima Cabdiraxmaan Shire, waa gabadh

Berlin: Hoggaamiyaha Jarmalka Oo Lagu Fooryay Meel Fagaare Ah

Waxay u diideen fursad ay ku oggolaadaan inuu jeediyo khudbadiisa #Araweelo_News_Network.   Berlin(ANN)-Hoggaamiuyaha Dalka Jarmalka Chancellor Olaf Scholz, ayaa lagu fooryay meel fagaare ah xilli uu doonayay inuu khudbad ka jeediyo fagaare. Dadweyne kusoo ururay goobta uu doonayay inuu ka

Ukraine: Burburinta Ruushka Ee Duqaynta Saldhiga Dhulka Hoostiisa Ee NATO Iyo Difaaca Gantaalaha Ee Reer Galbeedka

Hoggaamiyaha Kooxda Wagner, Yevgeni Prigozhin Oo Ku Hanjabay Inay Difaacayaan Weerarada Ukraine Ee Belgorod #Araweelo_News_Network.       Kyiv (ANN)-Ruushka ayaa si wada duqaymaha sida weyn loola beegsanyo goobo bartilmaameed ah oo guddaha dalka Ukraine ah, iyadoo weerarkii ugu danbeeyay

Maraykanka Iyo Imaraadka Oo  Xidhiidhkooda Mugdi Soo Dhexgalay  

#Araweelo_News_Neywork Warbixintan waxaa lagu daabacay Wargeyska (The world street ) Waxaa Qoray weriyaha (maykal istiifan) Michael stephanie. Madaxweeynaha maraykanka Joe Biden ayaa la xidhiidhay Maxamed Bin Zayed wuxuuna ka dalbaday inuu ka taageero Dagaalka Yukrayn (Ukraine) Blase maxamed Bin Zayed

“Siyaasaddu Waa Hadhkaa Labadiisa Gelin, Mar Waa Kufiso, Marna Waa Kibriso”Maxamuud Xaashi

Siyaasi Maxamuud Xaashi Muxuu Ka Yidhi, Doorashada Turkiga Iyo Guusha Erdogan ? #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo xilligan ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa ka hadlay doorashada dalka Turkiga ee shalay lagu kala calaf qaaday, kaddib tartan addag oo

{ }Smiley face