Somaliland: Sarkaal Ciidanka Ah Oo Ka Degey Muqdisho

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Taliye ku xigeenkii Ciidanka Dab-damiska Iyo Khataraha kale ka Badbaadiya Bulshada Somaliland Cabdiraxmaan Faarax Iidle, ayaa ka degey magaalada Muqdisho ee xarunta u ah Soomaaliya. Lama ogga sababta uu sarkaalkaa oo ku xigeen ka ahaa Ciidanka dab-damiska Iyo Khataraha kale ka Badbaadiya Bulshada Somaliland More...

Soomaaliya Oo Hindise sharciyeed La Xidhiidha Arrimaha Xajka Loo Gudbiyay Gollaha Wasiiradda
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay, xaaladda guud ee amniga More...

Somalia: Maxay Ka Wada Hadleen Ra’iisal Wasaaraha Iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Gurmad Iyo Qaybaha Bulshada Rayidka Ah
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulamo wadatashi la yeeshay siyaasiyiinta iyo qaybaha bulshada ee sida weyn More...

Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Iyo Siyaasiga Mucaaradka Ah Ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Kulmay
Araweelo News Network #Somalia: Ra’iisal Wasaare@Rooble Iyo Siyaasiga Mucaaradka Ah Ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Kulmay, Maxayse Ka Wada Hadleen? Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka More...

Yuusuf Garaad Muxuu Ka Yidhi Geerida Weriye Axmed Cabdinuur?
Araweelo News Network. Yuusuf Garaad Muxuu Ka Yidhi Geerida Weriye Axmed Cabdinuur? Yuusuf Garaad Cumar ayaa waxaa uu si koobban uga waramay Taariikhda Allah ha u naxriistee Wariye Axmed Cabdinuur oo ka tirsanaa More...

Weriye Caan Ka Ahaa Geyiga Soomaalida Oo Gooriyooday
Araweelo News Network. Axmed Cabdinuur Muxuu Ka Yidhi, Xilligii Uu Warbaahinta Kusoo Biiray Iyo Waxyaabihii Lasoo Dersay London(ANN)-Axmed Cabdinuur oo ka mid ahaa wariyeyaasha rug-caddaaga ee ugu caansanaa laanta More...

Haweenayda Danjiraha Britain Usoo Magcawday Soomaaliya Waa Tuma?
Araweelo News Network. Ms #Kate@Foster OBE Safiir Maamuuska Somalia. London(ANN)-Dowladda Britain, ayaa dalka Soomaaliya usoo magcawday Safiir maamuus cusub, isla markaana bedelaya safiirkii hore ee halkaa More...

Somalia: Prime Minister Roble Visits Balli Dogle Military Base
Araweelo News Network. #Somalia: Prime Minister Roble Visits Balli Dogle Military Base Mogadishu(ANN)-The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E Mohamed Hussein Roble has today toured More...

Somalia: Ra’iisal Wasaaraha Oo Ka Hadlay Qarax Ay Ku Dhaawacmeen Shaqaale Turkiga U Dhashay
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo caawa ku booqday Cusbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu dawaynayo dhaawacyada More...

Garoowe: War-murtiyeedka Kasoo Baxay Shirka Ee Xaaladda Soomaaliya Iyo Duruufaha Ku Xeerran
Araweelo News Network. Garoowe (ANN)-Shirka Madasha aragti Wadaaga ee Machadka Heritage, ayaa soo geba-gebeeyay shir ka socday muddo Saddex maalmood ah Magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamul gobolleedka More...
