Telesom dahabshiil
mubarak tanzil
Welcome to Araweelo News Network   Click to listen highlighted text! Welcome to Araweelo News Network

Category: Wararka Caalamka

Total 497 Posts

Donlad Trump Ma Aqoonsan Doonaa Somaliland?

#Araweelo_News_Network Washington (ANN)-Xoggo sir ah oo laga helay xafiisyada Madaxweynaha la doortay ee mMaraykanka xilligii uu olollaha doorashada uu ku jiray ayaa lagu arkay dookmintiyo sheegaya in Madaxweyne  Donald Trump uu aqoonsan doono Somaliland 100 maalmood ee uugu horreeya muddo

Doorashada Maraykanka Sida Loogu Kala Guulaystay Codadka Gobollada Ee Electoral College

#Araweelo_News_Network Washington (ANN)-Madaxweynihii hore ee MaraykankaTrump ayaa ku guulaystay doorashada Salaasadii ka dhacday Marayanka, natiijada la xaqiijiyey ayaa sheegaysa inuu haysto 277 oo ah ergada codaynta ama Electoral College, halka Kamala Harris ay illaa hadda ku guuleysatay 224. Trump ayaa

Ollolaha iyo Is Muujinta Ururka Horseed Oo Hadheeyay Hargeysa Iyo Magaalooyin Kale

#Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Ollolaha Isu so baxa Doorashooyinka Somaliland ee Madaxtooyadda iyo tartanka Ururada ayaa galay maalintii saddexaad, waxaana Magaalada Hargeysa ee Caasimadda iyo Magaalooyinka waaweyn ee dalka saaka isu soo baxyada ka bilaabay Ururka Horseed oo uu Hoggaamiyo

Israel Oo Xaqiijisay Weerarka Guriga Benjamin Netanyahu

#Araweelo News Network.   Tel Aviv (ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Israel  Benjamin Netanyahu ayaa la weeraray gurigiisa oo ku yaal magaalada xeebta ku taal ee Caesarea, halkaas oo ay weerartay diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Drone.   Diyaarad nooca aan

Israel Miyay Ku Guulaystay Inay Disho Hoggaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar

#Araweelo News Network   Qaza (ANN)- Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya in Israel ku guulaysatay dilka Hoggaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar, Ciidamada srael ayaa Khamiistii sheegay in ay baadhayaan in hoggaamiyaha Xamaas Yahya Sinwar uu ku shahiiday weerar ka dhacay

Dagaalka Bariga Dhexe Oo Wiiqay Dhaqaalaha Aduunka Iyo Hoos U Dhaca Qiimaha Bariiska

Dalalka Khaliijka Ayaa Qayb Ka Ah Hoos U Dhaca Dhaqaale ee Saamaynta Dagaalka #Araweelo News Network India Bonbay (ANN)-Dagaalka Bariga dhexe ayaa saamayn ku yeeshay Badeecaddaha ganacsiga oo ay ku jiraan raashinka iyo alaabooyinka kale, iyadoo  sidoo kale uu saamayeeyay

Israel Iyo France Oo isku Khilaafay Dagaalka Bariga Dhexe

#Araweelo_News_Network Beirut (ANN)-Dagaalka Bariga Dhexe oo sii xooggaysanaya, ayaa sababay inay isku maandhaafaan Israel iyo Faransiiska, kaddib markii Madaxweynaha Faransiiska Maneul Marcon iyo ra’iisal wasaaraha Israel Benjamein Netanyahu warbaahinta isku mariyeen warbaahinta. Madaxweynaha Faransiiska Maneul Marcon, wuxuu ka digay dagaalka

Hindiya  Oo Usoo hanqaltaagay Saldhig Millateri Oo Ay Ku Yeelato Somaliland

Warbaahinta Hindiya Maxay Ka Tidhi Damaca Qorshayaasha Iyo Dhiirigelinta Caalamka Ee Aqoonsiga Somaliland #Araweelo_News_Network New Delhi (ANN)-Warbaahinta dalka hindiya ayaa si weyn u qaada dhigay xidhiidhka taariikheed ,dhaqan dhaqaale ee soo jireenka ahaa ee ka dhaxayeeyey hindiya iyo Somaliland .sidoo

Guuldarada Qorshaha La Doonayay In Lagu Badbaadiyo Markabka Xuutiyiintu Ku Gubeen Badda Cas

  #Araweelo_News_Network London( ANN)-Hawlgalka ciidamada Midowga Yurub ee gobolka ayaa soo bandhigay sawirada markabka booyada ah, oo weli dab ka holcayo xagga sare ku dhawaad ​​laba toddobaad kadib weerarka Xuutiyiinta ee 21 August. Howlgalka ciidamada badda ee Midowga Yurub ee

Iran Oo Xidhay Qaybi Hawadeeda Sare Iyo Jawaabta Aargoosiga Oo Gobolka Xaalad Cabsi Ah Gelisay

> Israel Oo Difaac Gashay, Doorka Dalalka Carabta Dublamaasiyada Ruushka Oo Dareenka Cabsida Ee Sii Kordhaysa > Israel: Netanyahu oo sheegay in mar horeba dalkiisu ku hawlanaa. dagaal fool ka fool ah oo Iran iyo xulafadeeda. Tehran (ANN)- Xukuumadda dalka

Click to listen highlighted text!