sh-siciid

Waa bamaamijkii labaad ee aan ku eegayno qaybaha dhaliinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha degan. Barmaamijkii koowaad waxa aan si guud uga hadalay dhaliinyarada iyo muhiimada ay u leedahay mustaqbalka Soomaalida qurbaha. Waxa kale oo aan soo bandhignay noocyada aan u qaybin karno dhaliiinyaradaas. Barmaamijkan waxa aan ku soo qaadanaynaa qaybta koowaad ee qaybaha aan u qaybinay dhalinyarada waxa aanan u bixinay :

XAQA DIIDE – Noocyada Dhaliinyarada (2)

Fadlan hoos ka daawo, siina fidi hadaad awoodo.