sh-siciid

Sh. Siciid Cali
Mid ka mida mushkiladaha ugu waawayn ee haysta jaaliydaha Soomaalida ee qurbuhu waa mushkiladaha dhaliinyarada. Si xal loogu helo waa in marka hore la isla fahmaa mushkiladu waxa ay tahay. Waxa aan duubay afar barmaamij oo aan ku falanqaynayo qaybaha ay ka kooban yihiin dhaliinyarada Soomaalida ee qurbaha degani.

Waxa aan u bixiyay “Dhaliinyarada Soomaalida Qurbaha – Sedexda “X” . Kani waa barmaamijkii kowaad ee barmaamijyadaas, fadlan la wadaag intii aad gaadhi karto.