Waa Kuma ‘Hadraawi’? W.Q. Siciid Jaamac Xuseen

Hadday jiraan malyuun qof oo Hadraawi yaqaan, waxaa hubaal ah in mid waliba sidiisa u yaqaan oo halkaas aad ugu tegaysid malyuun. Aniguna malyuunkaas ayaan ka mid ahay. Sidaan U Aqaan: Waa qof, waa abuur insi ah, waa nolol giraan … Continue reading Waa Kuma ‘Hadraawi’? W.Q. Siciid Jaamac Xuseen