Araweelo News Network.

Farriinta wacyigellinta guddida doorashooyinka Somaliland Image Araweelo News Network.

 

Fariinta Wacyigelinta Degmo-doorosho Bedelka iyo  Adeegida Dadkii Kaadhadhku Ka Lumeen Ee Is-diiwaangeliyey 2016.

Muwaadin Kommiishanka Doorashooyinka Qaranku waxa uu kugu war-gelinayaa inuu usameyn doono degmo doorasho bedel, dadkii sida rasmiga ah uga soo guurey deegaanadoodii hore.

Sidoo Kale Kommiishanka doorashooyinka qaranku waxa uu kugu wargelinayaa inuu u sameyn doono degmo-doorasho bedel, dadkii ka soo guurey deegaanadoodii hore.

Fariinta Wacyigelinta Kommiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ka timi oo shebekaddaha Araweelo News Netwrok idiin soo gudbinay halkan kaga bogo oo Daawo.