” target=”_blank”>SWISS1

African Swiss Trading

IMG_2031

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Shirkadda Swiss Market, waxay kuu keentay wixii aad u baahnayd oo ah Kirriimyo,lotion , Saabuuno iyo Saliidoo, kuwaas oo dhamaantood ah kuwo dabiici ah (Natural Herbal) oo laga sameeyay dhir, isla markaana wata Shahaadada rasmiga ah ee Midawga

 

 

IMG_2023 - Copy (2)  Yurub (EU Certify).IMG_2030 - Copy (2)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dhamaan Kirriimyada iyo Looshinada, Saliidaha iyo Saabuunta ayaa ah kuwo ay soo saarto Shirkadda Caanka ah ee African Swiss Trading, waxaana lagu Farsmeeyay Dalalka Switzerland iyo Italy.

IMG_2032IMG_2033 - CopyIMG_2034 - Copy
Kirriimyada, Looshinada, Saabuunta iyo Saliida, waxaa dhamaantood loogu tala galay Dumarka, waxayna wax ka taraan, Haarmaha Jidhka Dumarka, Mad-madawga Wejiga iyo Finanka, ama Furuuruca Soomaalidu u taqaan fuq-dhoon iyo Burooyinka, Wejiga iyo Maqaarka sare ee Dumarka. Kuwaas oo aanad mar danbe isku arkayn haddii aad isticmasho dawooyinka African Swiss Trading.

IMG_2034 - Copy  IMG_2036 - Copy

 

 

 

 

 

 

 

 

swiss market3swiss market3

 

IMG_2035

 

 

 

Waxtarka kale ee ay swiss market3Leeyihiin Kirriimyada, looshinada, Saabuunta iyo Saliida African Swiss Tradinga, waxa ka

 

 

 

 

 

 

mid ah, iyagoo nafaqaynaya Jidhkaaga, dib u noolaynta Quruxda iyo Iftiinka Wejiga iyo Jidhka oo dhan , Jactadka Wejiga iyo Maqaarka Jidhka oo meesha ka baxaya, wuxuuna Jidhkaaga iyo Muuqaalka Wejigaagu noqonayaa mid Iftiimaya oo soo jiidasho samaynaya, isla markaana waxaad u muuqanaysaa qof Da’yar, taas oo ay sabab u yihiin isticmaalka Addeegyada kala duwan ee Kiriimyadda iyo waxyaabaha kale ee ay kuu keentay African Swiss Trading.

IMG_2041swiss market2

Leeyihiin Kirriimyada, looshinada, Saabuunta iyo Saliida African Swiss Tradinga, wax aka mid ah, iyagoo nafaqaynaya Jidhkaaga, dib u noolaynta Quruxda iyo Iftiinka Wejiga iyo Jidhka oo dhan , Jactadka Wejiga iyo Maqaarka Jidhka oo meesha ka baxaya, wuxuuna Jidhkaaga iyo Muuqaalka Wejigaagu noqonayaa mid Iftiimaya oo soo jiidasho samaynaya, isla markaana waxaad u muuqanaysaa qof Da’yar, taas oo ay sabab u yihiin isticmaalka Addeegyada kala duwan ee Kiriimyadda iyo waxyaabaha kale ee ay kuu keentay African Swiss Trading.

 

 

IMG_2039

IMG_2035

 

 

 

 

 

 

 

Haddaba fifty production oo ay kuu keentay Swiss Market, waxay kuu yaaliin oo laguu keenay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

African Swiss Trading
Waxaad ka Helaysaa
Head office Geneva Switzerland
+ 412 2731 8739
+ 417 634 28372
+ 417 654 29709
Dubai
+ 971 5527 93177
+ 9715 0669 6372
Somaliland/ Somalia
+ 25263 4888 288
+ 252 63 400 9776
Call Center

+ 441 2244 59363

Smiley face