Caanaha Ciirta Waxa La Ogaaday Inay Daawo ka Yihiin Xannuuno Maskaxda ku Dhaca

Araweelo News Network   Ciirta laga sameeyo caanaha dabiiciga ah ee xoolaha ayaa khubaro u dhalatay dalka Maraykanka oo samaysay cilmi-baadhis caafimaad sheegeen in ay daawo ka tahay cudurro badan oo ku dhaca maskaxda, kaasoo ay ka mid yihiin xannuunka … Continue reading Caanaha Ciirta Waxa La Ogaaday Inay Daawo ka Yihiin Xannuuno Maskaxda ku Dhaca