Araweelo News Network

Assalamu Calykum

In uu qofku wax aanu garanyn ku hadlaa waa danbi laga yaabo in uu mararka qaarkood sabab u noqdo in uu qofku naarta galo. Qisada maantu ee qisooyinka uu nabigu (csw) ka sheekeeyay waxa ay hadlaysaa laba nin oo uu midi inkasta oo uu cibaado badnaa uu hadana saaxiibkiis uu ku yidhi hadal u horseeday in uu Allah naarta galiyo. Qisada labadaas nin iyo armiaha laga faa’idaysan karo halkan ka daawo. Hadaad awoodana fadlan sii faafi.

Mahadsanid.