X

Qisadii Islaantii Nabi Muse ku shardiday in ay janada la gasho – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.3aad

Araweelo News Network

Assalamu Calykum

Nabigu (CSW) waxa uu inooga sheekeeyay sheeka cajiiba oo dhacday waqtigii nabi muuse. Waa sheeko islaan noolayd waqtigii nabi Muse (CSW). Waxa ay hooyadani shardi ku xidhay nabi muuse in ay janada u raacdo. Qisadeeda ayaynu ku soo qaadanaynaa barnaamija sadexaad ee barmaamijadii aad ugu talo galay bisha barkaysan ee Ramadaanta. Fadlan ka faa’idayso siina fidi.

Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (3) – Qisadii Islaantii Nabi Muse ku shardiday in ay janada la gasho Halkan Ka Daawo.

Mahadsanidin


Said Ali Ahmed
Ottawa

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post