Araweelo News Network


Assalamu Calykum walaal

Waxa aan maanta ku soo qaadan doonaa barnaamijkan qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay qiso kale oo muhiim inoo ah. Waa qisada ninkii ayga uu waraabiyay danibi dhaafka iyo raaliyaanshaha Allah ku helay. Fadlan hadaad waqti yar heli karto daawo hadii aad sii fidin kartana ajar ayaad in shaa Allah ka heli.

mahadsanid

Said Ali