Araweelo News Network


Assalamu Calykum

wax kasta oo wanaagsan oo aad Ilaahy dartii u samysaa ilaahay waa aqbalayaa xitaa hadii halkii aad ugu tala gashay aanu gaadhin. Qisada maanta ee qisooyin uu nabigu (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadanaynaa sheeko ka hadlaysa arinkaas. Fadlan halkan ka daawo hadaad awoodana sii fidi.

Mahadsanid