Araweelo News Network

Assalamu Calaykum

Maanta ee qisooyinka nabigu (csw) uu ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa qisadii ninkii gabadh ka doonay in uu ka sinayso oo markii ay gabadhii uu rabay u soo gacan gashay oo uu awood u yeeshay in uu fuliyo wixii uu rabay hadana ka joogsaday samaynta ficilkaas xun. Qisada ninkaas halkan ka daawo, fadlana sii fidi hadaad krto.

Mahadsanid