Araweelo News Network


Assalamu Calaykum

Marabtaa in uu Allah ku jeclaado. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan kaga hadli doonaa nin uu nabigu (CSW) inoo sheegay in uu Allah jeclaaday. Waxa uu Allah ninkaas ku jeclaaday iyo qisadii ninkaas halkan ka daawo. Fadlana sii fidi.

Siciid Cali