Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo xamaasadaysan, ayaa si toos ah uga socda Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeysa Stadium.

Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa gobollada Sanaag iyo Xaysimo waana ciyaartii labaad oo maant ka dhacda garoonka.

kumaan qof oo taageerayaasha labada dhinac ah, ayaa soo buuxiyeen Garoonka, waana ciyaar aad u kulul oo labada dhinac dhexmaraysa.

Halkan Ka Daawo Toos