Araweelo News Network.

 

Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo xamaasadaysan, ayaa si toos ah uga socda Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeysa Stadium oo si weyn loo buux-dhaafiyay..

Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa gobollada Badhan iyo Hawd waana ciyaartii koowaad  ee sideeda kooxood ee isugu soo hadhay tartanka Ciyaaraha Somaliland ee gobollada.

 

kumaan qof oo taageerayaasha labada dhinac ah, ayaa soo buuxiyeen Garoonka, waana ciyaar aad u kulul oo labada dhinac dhexmaraysa, iyadoo markii ay saggaashankii daqiiqo isla dhaafiwaayeen hal gool iyo hal gool lagu daray soddon daqiiqo oo dheerad ah.

Halkan Ka Daawo Toos