HanbalyoHanbalyoMeher Wacan
Hooyo Siraad Yuusuf Oday, Cabdiwahaab Daa’uud Guuleed, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Cabdinaasir Daa’uud Guuleed, xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Cabdiraxmaan Daa’uud Guuleed, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Carab Daa’uud Guuleed iyo carruurtiisa, Koos Daa’uud Guuleed iyo carruurteeda, Tiriig Daa’uud Guuleed iyo carruurteeda, Nuura Daa’uud Guuleed iyo odaygeeda, Yasmiin Daa’uud Guuleed iyo carruurteeda, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), xaaskiisa iyo inantiisa yar.
——————————————————————————————-
Habo Xaliimo Yuusuf Oday, , Khadar Muxumed Huriye iyo xaaskiisa, Aniisa Muxumed Huriye iyo carruurteeda, Samsam Muxumed Huriye iyo carruurteeda, Ikraan Muxumed Huriye iyo odaygeeda, Ubax Muxumed Huriye iyo carruurteeda, Amaal Muxumed Huriye iyo Odaygeeda, Nasra Muxumed Huriye, Amran Muxumed.
———————————————————————————————–

Abtiyo Muuse Yuusuf Oday iyo carruurtiisa, Abtiyo Cumar Yuusuf Oday iyo carruurtiisa, Abtiyo Ibraahim Yuusuf Oday (Baasuuke) iyo carruurtiisa, Abtiyo Siciid Yuusuf Oday iyo xaaskiisa, Abtiyo Sakariye Yuusuf Oday, Habo Aamina Yuusuf Oday, Habo Caasha Yuusuf Oday, Faadumo Yuusuf Oday iyo carruurteeda, Hooyo Siraad Yuusuf Oday iyo carruurteeda, dhammaan dadkaasi waxay hambalyo meher u dirayaan
Maxamed Daa’uud Guuleed (Allaale)
Iyo Khadra Maxamuud Cawil
Oo 16/12/2015 meherkoodu ka dhacay hudheelka Crown ee magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin Ilaahay ha idinka dhigo reerkii lagu nasto, lagu negaado ee ubad khayr qaba kala hela…aamiin…aamiin.

Meher Wacan
Reer Suldaan Sheekh Axmed Daahir, Reer Sheekh Maxamed Jaamac Aadan, reer Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa, reer Caaqil Xasan Cismaan Khayre, reer Aadan Nuux Maxamuud, Reer Xasan Nuux Maxamuud, Reer Caydiid Ibraahim Nuux, Reer Axmed Cali Maxamed, Reer Muuse Yuusuf Maxamed, Reer Maxamed Cumar Xaaji Maxamed, Reer Cabdiraxmaan Cali Maxamed.
————————————————————————–
Mumtaas Muuse Yuusuf, Mushtaaq Muuse Yuusuf, Mustaqiin Muuse Yuusuf, Miski Muuse Yuusuf, Muwaahib Muuse Yuusuf, Muxsin Muuse Yuusuf iyo Mascuud Muuse Yuusuf.
———————————————————————-
Ex Xildhibaan Cabdixakiim Maxamed Xuseen (Xayle Qasbaaye), xaaskiisa iyo carruurtiisa, Ismaaciil Cumar Xaaji Axmed, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Cismaan Cumar Xaaji Axmed, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Xasan Cumar Xaaji Axmed, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Cabdiraxmaan Cumar Xaaji Axmed, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Maxamuud Maxamed Xaaji Axmed, Axmed Cumar Xaaji Axmed iyo Jaamac Yuusuf Maxamed. Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo u dirayaan;
Maxamed Daa’uud Guuleed (Allaale)
Iyo Khadra Maxamuud Cawil
Oo 16/12/2015 meherkoodu ka dhacay hudheelka Crown ee magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin Ilaahay ha idinka dhigo reerkii lagu nasto, lagu negaado ee ubad khayr qaba kala hela…aamiin…aamiin.