Araweelo News Network

ciyaartoyda
Taageerayaasha adduunka daafihiisa kala jooga ayaa u codeeyey cayaaryahanka khadka dhexe ee Al-Jeeriya iyo kooxdda Leicester Riyad Mahrez in mutaysto abaalmarinta BBC ee cayaaryahanka Afrika ee sanadka 2016, isagoo ka guulaystay Pierre-Emerick Aubameyang, Andre Ayew, Sadio Mane & Yaya Toure.