Araweelo News Network.

Djibouti(ANN)-Ciyaar ka socotay Dalka Djibouti oo ay ka qayb galeen Koox ciyaartooy ka socotay Somaliland, ayaa lagu kala adkaaday, kaddib markii ciyaartaa oo dhexmartay kooxda metelaysay Somaliland ay 7 gool kaga badiyeen kooxda dalka Djibouti.

 

Xulka ka socday Somaliland ee hantiyay guusha, ayaa ka qayb galay Tartanka Koobka dadka maqalka naafada ka ah, iyadoo ay Somaliland metelayeen tartanka koobka xulka maqalka naafada ka ah ee gobolka Awdal.

Halkan Ka Daawo.