Araweelo News Network

 

Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo xamaasadaysan, ayaa si toos ah uga socda Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeysa Stadium.

Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa gobollada Maroodi-jeex  iyo Baligubadle, waana ciyaar ay ka muuqato xamaasad weyn, iyadoo kumaan qof oo taageerayaasha labada dhinac soo buuxiyeen Garoonka.

Halkan Toos Uga Daawo Ciyaarta.