Araweelo News Network

 

Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha gobollada Somaliland ayaa si toos ah uga socda Garoonka Hargeysa Stadium.

Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa xulalka gobollada Sool iyo Gebiley, taas oo ah ciyaar xamaasadaysan.

Halkan Toos uga Daawo.