Araweelo News Network

 

Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo xamaasadaysan, ayaa si toos ah uga socda Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeysa Stadium.

Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa gobollada Buuhoodle iyo Saraar, waana ciyaartii labaad oo maant ka dhacda garoonka.

kumaan qof oo taageerayaasha labada dhinac ah, ayaa soo buuxiyeen Garoonka.

Halkan Ka Daawo Toos