ciyaaraha afrika1Equitorial Guinea(ANN)Toos uga Daawo Ciyaaraha Koobka Afrika mudada ay socdaan waxaad Toos uga helaysaa Shebekadda Araweelo News Network inay sidii aad hore uga barateen Live idiinku xidho Garoomadda Kubadda sida Koobkii Aduunka. sidaa awgeed halkan ka Daawo si toos ah Ciyaaraha Koobka Qaramada Afrika ee ka socda Dalka Afrikada Galbeed Riix kadibna dooro luqada aad rabto inaad ku daawato.