TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Search Results for "suldaan wabar"

Total 19 Posts

Boorama: Magaalo Muuqaalo Iyo Midabo Baddan: Warbixin Ka Hadlay Dhinacyo Baddan

Waa Sidee Xaallada Boorama: Warbixin Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist Wax walba way iska beddeleen sidii ay ahaayeen tobban sannadood ka hor, waxa is ballaadhisay magaalada oo dhinacyada galbeedka iyo bariga baallaha u kala bixisay, sidoo

‘Rasaasta aan Qolujeed ka Bilaabo Goorta ay Bariga Burco Gaadhayso ma Garanayee…’M. Jama Abgaal Wasiirka Boosaha Somaliland

Boorama(ANN)Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa farriin isugu jirta dib-u-xasuusin taariikheed iyo waano u jeediyey kooxda fallaagowday ee Suldaan Wabar ee ku dhuumanaya Buuralayda Gobolka Awdal. Wasiir Abgaal oo hadal ka jeediyey xaflad loo sameeyey

Prof. Gees oo Iftiimiyey Tallooyin la Xidhiidha Qaddiyadda Somaliland Oo Madaxweynihii Hore Ee Yemen Siiyey Marxuum Cigaal

Hargeysa(ANN)Prof. Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah siyaasiyiinta aqoonyahanka ee reer Somaliland, ayaa soo bandhigay talo la xidhiidha qaddiyadda Somaliland oo madaxweynihii Yemen ee Cali Cabdalla Saalax siiyey wefti marxuum Cigaal hogaaminayey oo safar shaqo ku tagay dalka Yemen

‘Madaxweynaha Jawaabtii la Sugayey Ficil ayey Ahayde ma Ahayn Hadal’ Xildhibaan Ayaanle

Hargeysa(ANN)Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyay qudbadii Madaxweyne Siilaanyo sanadka cusub warbaahinta u mariyay shacbiga, Balse Xildhibaanka ayaa sheegay in madaxweyne Siilaanyo looga fadhiyin, lagana sugayn hadal uu ka yidhaahdo

BOQOR RAALLI AHAW! Geeraar Cusub

Geeraarkan magaciisu yahay Boqor raali ahaw waxa tiriyey aniga oo ah Axmed Ismaaciil Muuse (Axmed Khadar) markay taariikhdu ahyd 24/12/2014. Anigoo og in cannaanta iyo hanjabaadu ay yihiin laba shay oo madhalays ah, ayaan wallaalkay aan kula hadlayaa, hadalo dabacsan

Boorama: Xildhibaano Iyo Kooxo Dhalinyaro Ah Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Boorama(ANN)Ciidamada Amaanka ee Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Laba ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka Boorama iyo kooxo dhalinyaro ah, kuwaas oo lala xidhiidhiyay inay horboodayeen mudaharaadyo rabshada ah oo lagu taageerayay dhawaaqa lidka ku ahaa jiritaanka Qaranimada Somaliland oo

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Digay In Somaliland Ku Bur-burto Gacanta Madaxweyne Muuse Biixi

“Xalka Gobolka Sanaag wuxuu ku Jiraa jeebka Madaxweynaha, Caare iyo Inamada la Socda, waxaan qabaa in..” Cabdiraxmaan Cirro. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa ku dhaliilay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, inay xal u weyday colaada

Boorama Gaadiid Dawladu Leedahay Oo Lala Baxsaday

Boorama(ANN)Qaar ka mid ah Gaadiidka dawlada ayàa Layla baxsaday magaalada Boorama we xarunta gobolka Awdal. Sidaana wax a shebekada wararka ee Araweelonews u xaqijiyay dad Kala duwan too ku sugan magàalada. Gaadiidkaa oo aan la ogayn tiradooda rasmiga ah, balse 

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw Oo Ka Hadlay Xaaladaha Siyaasadeed Ee Dalka

Dubai(ANN)Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-mmadaw) oo ka mid ah Madaxdhaqameedka ugu caansan Soomaalida, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha ka taagan Boorama, kuwaas oo uu sabab u yahay Suldaan lagu magcaabo Abuubakar Wabar oo ku dhawaaqay dhowaan

{ }Smiley face