Faallo By, Arraale  M. jama journalist And Human Rights Activist.

Arraale M Jama

Waxay ahaayeen xubno tiradoodu kor u dhaaftay sideetaneeyo oo ka kala yimi sadex kooxood oo tartanka kubada siyaasadu ka dhexeeyay.

In kasta oo saamiga tirooyinka ay kala heleen ee guushu kala duwanayd, hadana ma jirin faraq sidaa u weyn oo u dhexeeyay.

Koox waliba waxay gosha ku sidatay astaamaha iyo Afkaaraha siyaasadeed ee u gaarka ah, balse waxaan meesha ka maqnayn inay qaarkood garawsan yihiin waxyaabaha ay wadaagaan iyo hadafka guud ee dar dardaarankii taageerayaasha, taas oo ahayd waxa ka dhexeeya Bulshada maalmihii ciyaarta tartankeedu socday taageerada la daba taagnayd.

 

Qoraalka oo dhamaystiran Halkan Ka akhri.

https://archive.araweelonews.com/article/article-article/doonnidda-sabaynaysa-badweynta-siyaasadda-somaliland/