Xuseen Cabdiraxmaan Sheekh

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gudoomiyaha Ururka Maayaradda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco oo ah Maayar-ka caasimadda Somaliland, Gudoomiye ku xigeenka Ururka Maayaradda Somaliland Saleebaan Xasan Xaddi , Xoghayaha Ururka Maayaradda Somaliland C/qaadir jaamac Saalax.

Maayarka Magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur, Maayarka Magaalada Berbera C/shakuur Cidin, Maayarka Magaalada Oodweyne C/xakiim Nuur Muuse ,Maayarka Magaalada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse.
Dhamaan Xubnaha UrurkaMaayarada Somaliland waxay Hambalyo Meher Wacan U Dirayaan

Maayarka Magaalada Fac-weyn ee Maydh Prof.Xuseen Sh.C/raxmaan Sh.Siciid Maydh
Iyo Marwadiisa IShwaaq Maxamed Jaamac

Meherkoodu ka dhacay 05/12/2014, Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag.

 

meherka abdiraxmn sheekh

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Boqor Maxamed Nuux, Boqor Axmed Cal, Dr.Wardi Cismaan Xaaji Muxumed Ducaale, Sh.Siciid Sh.C/raxmaan, Sh.Siciid Maydh, Siciido Sh.C/raxmaan Maydh, Sacda Sh.C/raxman Maydh,C/laahi Sh.C/raxmaan, Sh.Siciid Maydh,Cismaan Sh.C/raxmaan, Sh.Siciid Maydh,Guuleed Sh.C/raxmaan, Sh.Siciid Maydh,

Sayid Muxamad Sayd C/llaahi Xaaji Cilmi Nuur, Sh.Axmad Aw cilmi Nuur, Sh.C/laahi Mataan, ,Eng. Axmad Cabdi Cismaan Ilmas, Sh.Ibrahim Cabdi Mohamad, Sh.Ibraahim Cige Iidle, Prof.Sayid Abokor Sh.C/laahi, Sayid Cumar Sh.C/laahi, Cabdiraxmaan Xuseen,Sh.Axmad Cabdi Jamac, Eng, Axmed Yusuf Mohamed, Asad Sh.Siciid AwNuur, Sh.Khadar Sh.Siciid Aw Nuur, Xuseen Faarax Xirsi, Eng. Axmed Weli, C/fatax Axmad Awcilmi, C/risaq Maxamad, C/lahi Sh.C/raxman, Saxafi Miyir Cali Xuseen, Sh.Cali Shaybe, Sh.Xariir Geele, Musatafe Xasan, Nasir Axmad Rooble, Maxamad Cumar Yare(sanwaa), Gor.C/risaaq Aw Cismaan, Sh.Mubarak Aw Cisman Cali,Sayid Cali Xasan, C/qaadir Fu’aad, Sh.Mahdi Axmed Dirir, Maxamad Xasan Jamac, Muxsin Aw Cali, Eng, Maxamad Maxamuud Muse, Cabdi Aw Siciid.Xuseen Khayre Guuleed

Hooyo Faadumo Imaan Maxamad, Hooyo Safiya Jibriil, Xaliimo Sh.C/llaahi Aw Cilmi, Safiya Sh.C/llaahi Aw Cilmi, Nuura Sh.C/laahi Aw Cilmi, Hoodo Sh.C/laahi Aw Cilmi, Sucaad Sh.C/laahi Aw Cilmi, Qabuul Sh.C/laahi Aw Cilmi, Amina Sh.C/laahi Aw Cilmi, Muna Sh.C/laahi Aw Cilmi, Isir Ismaciil Cali, Farduus Xasan, Igna Cali Maxamad, Foosiya Cali Maxamad, , Nuura Katabe Cilmi, Sahra Axmad, Sahra C/laahi, Sahra Axmad Jaamac, Khadra Axmad Qooblow, Cibaado Cumar Faarax, Sucaad Wacays, Hodan Saxardiid, Sabaad Maxamad Ibraahim, Sabaad Axmad Dhalwaas, Amaal Cali Xasan, Nimco Muuse, Cudbi Fagaase, Nimco Dheer, Khadra Maxamad(ilkacas), Xaliimo Ibraahin (Wargeeye), Sahra Ibraahim Maxamad, Nafiisa Axmad Ibraahin. Xaawa Xirsi Yusuf, Caasha Xasan Cabdi.

Dhamaan Dadkaasi Waxay Hambalyo Meher Wacan u Dirayaan

Maayarka Magaalada Fac-weyn ee Maydh Prof.Xuseen Sh.C/raxmaan Sh.Cabdiraxmaan Sh. Siciid Maydh

iyo

Marwadiisa IShwaaq Maxamed Jaamac Meherkoodu ka dhacay 05/12/2014, Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag.

waxayna Illaahay uga baryayaan inuu ka dhigo reerkii isku waara ee Ubad khayrqaba kala hela

sidoo kale hanbalyo taas la mid ah waxa diraya Tafaftiraha Shebekadda Araweelo News News Carraale M jama wuxuu Ilaahay uga baryayaa Prof.Xuseen Sh.C/raxmaan Sh.Cabdiraxmaan Sh. Siciid Maydh

iyo

Marwadiisa IShwaaq Maxamed Jaamac Meherkoodu ka dhacay 05/12/2014, Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag, wuxuuna  Illaahay uga baryayaa  inuu ka dhigo reerkii isku waara ee Ubad khayrqaba kala hela ,

Alif Mabruuk