qoraal

Xalladada Wadanka Iyo Halka Uu Maanta Maaraayo ,Sida Laga Wada War Qabo ,Dalku Waa Dal 23 Sanadood Haystay Xorrinmo Gaar Ah Balse Aan Aduunka Ka Haysan Wax Aqoonsi Ah ,Hasayeeshe Iyado Maanta La Filayeey In Dalku Meelo Badan Horuumar Ka Gaadho ,Ayaa Wadanka Waxa La Wareegay Kooxo La Yidhahado Xiddigaha Madaxtooyada ,Haddaba Waxa Kale Oo Jirtay Kooxo Iyadu Ah Fanaaniin Kana Mid Ah Fanaaniin Immika Aad Iyo Aad Lo Dhageysto Kuwaaso Magacoda La Yidhhahado Xiddigaha Geeska Balse Immika Uu Bayadhay Dhinaca Kooxada Kale Ee Ah ,,Xiddigaha Madaxtooyada , Inta Kadib Waxaa Is Weydiin Mudan Su”Aaasha Halka Hoose Ku Qoran Oo Ah Sidaan.

Xiddigaha Geeska xaggay isaga Eegyihiin Xiddigaha Kale Ee Madaxtoyada Somaliland

Xiddigaha Geeska Waa Fananiin Dalka Ka Jirta Sida Aynu Sheegaynay Laakiin Sida Aay Doonaan Uu Dhaqama ,Tusaale Ahaan Waxa Aay Maaliin Dhaweyd Heeso Uu Duubeen Tvga Qaranak Somaliya ,Kaso Dalka Ka Ah Maamnuuc Ama See Aan Laga Ogoleyn,Waxa Aay Immika Soo Qadeen Heeso Lu Lidii Ah Mucaardika Ama See Mucaaridka Lagu Dhalecyanayo ,Laakiin Waxa See Kooxda Xiddigaha Geesku Waxa Aay Meesha Ka Eegganayen Dantoda Oo Ah Kolba Wixii Kharash Iyo Lacago Aay Ka Hellayaan Kooxdooda Kale Ee Xidigaha Madaxtoyada ,Kooxda Xiddigaha Geesku Waxaa Aay Leeyihiin Hogaan Iyo Guddii Uu Gaar Ah ,Waxanaa Hogaamye Uu Ah Ninka La Yidhhado Laba Salaax Waxa Isna Afhyeen Uu Ah Jaylaanii ,Kooxada Xiddigaha Geesku Waxa Aay Jabiiyeen Sharci Dalka Uu Yalla Haddii Uu Sharci Shaqeyinyo Waxa Aay Ku Galii Lahayeen Dembi ,Laakiin Waxba Lagama Qabaan Wixii Aay Sameeyeen Tasii Waa Inta Iyo Weliba Kooxda Xiddigaha Geeska.

Waa Kuwee Xiddigaha Madaxtooyadu, Yaase Hogaamiya

Xiddgaha Madaxtooyadu Waa Kooxda Immiika Dalka Gacanta Ku Haysa ,Wanna Kooxo Isku Xiidhaan Sida Xddigaha Kale Iskugu Xidhanyihiin ,Kooxda Xiddigaha Madaxtooyadu Waxaa Aay Inta Badan Ka Hellan Heesaha Amaanta Ah Iyo Heesaha Lagu Aflagadeeynayo Mucaaridka ,Kooxdu Waxaa Aay Lacaga Badan Ku Bixiiyaan Heeso Dhinaca Ka Raaran ,Kooxdu Wax Aay Iska Maamuushan Tvga Qaran Somaaliland Kooxda Xiddigaha Madaxtooyadu Waxay Inta Badan Jeceelyihiin In Maalin Ba Qof Meel Lagu Toogto Iyo In Saxaafada La Cabudhiyo Kooxda Xiddigaha Madaxtooyadu Waxa Kale Aan Laba Tusii Kariin Baa Waxa La Yidhhado Xaflaadaha Oo Aay Inta Badan Joogan Ila Hogaanka Iyo Ila Kuwa Hoose Kooxdu Waxa Aay Inta Badan Habeenkii Fadhiiyaan Ama See Anaay Ka Bixiin Baa Xarunta Madaxtooyada Oo Ah Halka Fadhiisiinka Uu Ahaa Kooxda Xiddigaha Madaxtooyada ,Kooxdu Waxaa Aay Inta Badan Uu Baxaan Safaro Dalxiis Ah Iyaga Oo Shacabka Ugu Sheega In Aay Tahay Shaqo Qaran ,Basle Sida Laga War Hayo Aan Waxba Shacabka Uu Soo Kordhiiin ,Kooxdu Waxa Aay Sannadkii Ba Mark Qabtan Xafalad Weyn Oo Lagu Xuso Xilligii Aay Dalka Qabsaden Taaso Aay Ku Bixiiyaan Kharash Aad Uu Badan Mar Haddii Aanaay Jirin Cid La Xisaabtanta ,Su”Aashu Waxay Tahay Yaa Xukuumada Xiddigaha Madaxtooyada ?

Kooxda Waxa Hogaamiye Uu Ah M/W Silaanyo ,Waxa Kale Oo Kooxda Laf Dhabar Uu Ahaa Mrxirsi Oo Ah Ninka Sida Gaarka Ah Uu Maamuula Kooxda Xiddigaha Madaxtooyada Waxa Kale Oo Aay Leeyihiin Nimaan Lagu Sheego Wasiiro Oo Sii Aad Iyo Aad Ah Ugu Heesa Hadalka Sida Raaga Hoose Ku Qoraan.
A) Cukuse,,Wasiir
B) Waran Cade,,Wasiir
C) Abiib Tima Cad ,,Wasiir
D) Samaale,,,,Wasiir
E) Ina Aw Daahiir,,,Wasiir

Waxa Jira Ninka Kooxda Uu Ahaa Afhyeenka Kooxda Xiddigaha Madaxtooyaada

Dhuxul

Gabogebo Waxa Haddaba Shacabka Laga Doonaya Sidii Aay Kooxda Xiddigaha Madaxtooyada Meesha Loga Sarii Lahaa Iyada Oo Aan Dhib Iyo Dagaal Midna La Geysan In Kooxda Xiddigaha Madaxtooyada Dalka Loga Qaban Lahaa Haddii Kale Waxa La Arkii Doona ,Tan Maanta Tagaan Mid Ka Daran Oo Ka Foolxun Haddii Aan La Iska Qabaan Kooxdan Sida Aay Doonto Wax Uu Samaynayisa ,Ummada Waxa Aan Ugu Baqaya In Aay Ilaaliiyan Midnimadooda Iyo Isku Xidhnaantooda

Waa Aad Mahadsanthiin

Cantar Kidaar Cune

Afhyeenka Wadani Laanta Sweden