MIRICALE BABY ARAWEELOIlmo-yar ayaa ka yaabiyay warbaahinta Aduunka kadib markii Lugtisa Maalin walba oo Jimce ah lagu arko Magaca Ilaahay oo ku qoran iyo Aayado quraanka kariimka ah, taas oo layaab ku noqotay bulshada, waxaana sawiro ka qaaday Ilmahaa yar weriyayaal ka socda warbaahinta Aduunka, kuwaas oo muuqaalo sawiro oo live ah sawiro muuqaal ah uga soo gudbiyay. Ilmahaa yar. kadibna waraystay waalidkii si ay wax uga ogaadaan arrintaa Mucisada ah.
4

3 (2)

3 (2)(1)
Waalidka Dhalay ayaa mararka qaar ka masaxa kadib waxa la arkaa iyadoo ku qoran arrintan oo mucjiso ku noqotay dadka.
13 (2)
Halkan ka Daawo Wiilka yar ee Lugtiisa lagu soo qorayo Jimace walba Magaca Ilaahay Riix