Araweelo News Network


Hargeysa(ANN)- Mufdiga caanka ah ee Sheekh Maxamed Cumar Dirir, ayaa jeediyay Maxaadaro uu kaga hadlay ahmiyada iskaashiga muslimiinta dhexdooda, isagoo tusaale usoo qaatay Qudhaanjada iyo sida ay isu kaashato, ama u nooshahay.

Halkan Ka Daawo Muxaaradada