Araweelo News Network


jaamacadda Qirawiin ee Dalka Morooko waxaa la sameeyey sanadkii 859 waana jaamacadaha ugu faca weyn dunida ee illaa maanta shaqeeya, Jaamacaddaa waxa wax ku bartay Culimo badan oo u dhashay dalalka reer galbeedka.

Jaamacaddaha kale ee ugu da’a weyn goobaha Aqoonta, waxaa ka mid ah kuwan halkan ka Daawo.