Araweelo News Network

, Angela Merkel

, Angela Merkel

Jarmalku waxay haystaan quwad dhaqaale oo la isku hallayn karo, waxayna ahayd bishii August 2016 markii ay xukuumadu amartay in ciidamo cusub la qoro, shacabkana ay ugu baaqday in qoys waliba kaydsado cunto iyo saad ku filan muddo 10 maalmood ah, si loo tijaabiyo qaabka looga bixi karo haddii ay wax weyni dhacaan iyadoo jarmalku isu diyaarinayaan xaalada deganaansho la’aaneed oo mustaqbalka dhow iman karta.