Araweelo News Network

Waa Qofkii ugu horeeyey ee hawada duula waxana uu ahaa qofkii ugu horeeyey ee hawada sare gala, waana aqoonyahankii hal abuuray diyaaradaha, waxa uu ahaa gabyaa, filasuuf, kiimikayste iyo caalim dunida ku cusbaa.