Araweelo News Network
taleefoonkajeebka

Hargeysa(ANN)Daraasad cilmi oo la sameeyay ayaa natiijadii kasoo baxday ka digaysaa in taleefoonka Mobilka lagu qaato jeebka hore ee surwaalka, isagoo taleefoonku waxyeelo u gaysanaya xubnaha taranka ee Ragga.
Arrintan ayaa lagu sheegay in waxyeelada Taleefoonku saamayn dhinaca caafimaadka ah ku yeelanayso dhaqdhaqaaqii dabiiciga ahaa ee xidida macdanta ragga.
Halkan ka Daawo Natiijada Baadhitaanka