18 May Somaliland

photo File Araweelo News Network, By. Arraaale M jama

Hargeysa(ANN)Taariikhda Somaliland oo kooban, taas oo laga soo ururiyay mudadii u dhaxaysay sanadkii 1884 ilaa 1991 markii Somaliland Madaxbanaanineeda dib ula soo noqotay oo lagaga dhawaaqay Magaalada Burco 18 May sanadkii 1991-kii.

Muuqaalada Taariikhdan oo uu soo Ururiyay Suxufiga Ruug-cadaaga ah ee u dhashay Somaliland Husein Kurdi oo hawlgala Radio Hargeysa, wuxuu kasoo minguuriyay Taariikhda Balaadhan ee Somaliland laga soo bilaabo 1884 ilaa 1991.

Halkan Ka Daawo

Somaliland Office
ifo@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com