Tag: #Somaliland #BerberaPort #Ganacsi #Dhaqaale #Export #Import #Livestock #HornOfAfrica #AraweeloNews
Total 1 Posts
Warbixinta Maaliyadda 2024–2025: Korodhka Ganacsiga Somaliland Q 2aad
Hargeysa (ANN)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland ayaa Shaaciyay warbixin la xidhiidha korodhka isa soo taraya ee ganacsiga dalka iyo is-barbardhig lagu sameeyay dhaqdhaqaaqa ganacsiga Somaliland 2025, marka loo eego sannadkii 2024. Warbixinta ayaa muujinay inuu sii kordhay dhaqdhaqaaqa ganacsiga Dekedda,


