Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Archive

Total 5 Posts

#Somaliland: Heshiiska Ethiopia Oo Kiciyay Dareenka Boorama Iyo Salal

#Araweelo_News_Network. Boorama(ANN)-Mudahaaradyo lagu diidanyahay heshiiska Is-afgaradka ee Xukuumadda Somaliland la gashay dawladda Ethiopia oo laga xusay in saldhig Millateri laga siinayo Xeebbaha Galbeedka Somaliland, isla markaana Somaliland sjheegtay innay ku beddelatay Saami laga siiyay Diyaaradda Ethiopian Airline iyo in Ethiopia

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Wax Aan La Aqbali Karin Ku Tilmaamay Go’aamada Kasoo Baxay Shirka Burco Ee Ka Digayaya Doorashooyinka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si weyn u dhaleeceeyay go’aamadii kasoo baxay shirka Burco  oo ku waajahnaa khilaafka siyaasadeed ee ka taagan murranka arrimaha doorashooyinka. Madaxweyne Biixi oo ka hadlayay xuska munaasibadda aassaaska ciidanka Booliska

Ceergaabo: Hoggaamiyayaasha Xisbiga WADDANI Maxay Kala Kulmeen Bulshada

Araweelo News Network.   Ceergaabo(ANN)- Hoggaamiyayaasha Xisbiga Mucaaardka ee WADDANI, ayaa gaadhay Magaaladda Ceergaabo ee xarunra Gobolka Sanaag  Khamiistii 3 November 2022. Muqaalkan ka Daawo waxa ay kala kulmeen iyo qaabka loo waajahay safarka Hoggaamiyayaasha WADDANI.     Please share