Araweelo News Network

madaxweynesiilaanyoiyomuusedalabHargeysa(ANN)Guddida Dan iyo Duco waxay Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo gudoonsiiyeen Shahaado sharaf ay ku sharfeen Madaxweynaha ka dib doorkii uu ka qaatay waxqabadka Dalka iyo gaar ahaan Dugsiyada sare ee Dan iyo Duco ay dhistay oo Madaxweynuhu door muhiima ka qaatay
muuqaalkamunaasibadakaqaybgalkamuuqaalkagaadiidkamadaxtooyadasomaliland