Araweelo News Nework

Hargeysa(ANN)- Ciidamadda Booliska Somaliland, ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Agaasimhii Telefishanka Universal Maxamed Caabi Digaale.

Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay sababta xadhiga Agaasimaha TV Universal, waxayna ku tilmaameen inuu la xidhiidho Warar laga baahiyay Telefishanka oo la xidhiidha Arrimaha Amaaanka  Iyo Ciidamada.

Halkan Ka Daawo