Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Dawladda Dalka Masar, ayaa deeq Afar Koonteenar ah oo isugu jira dawooyin iyo cunto soo gaadhsiiysay xukuumadda Somaliland, iyadoo deeqdaa lagu soo hagaajiyay wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland.

Deeqda caawimada ah, ayaa lagu wareejiyay Marwo Aamina Maxamuud oo hore uga tirsanayd Xafiiska sama-falka ee Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, balse xiligan ah sarkaalad ka tirsan xafiiska Sekooyinka Somaliland.

Halkan ka Daawo Deeqda Masar ee lagu wareejiyay Xafiiska Sekooyinka ee Somaliland.