Araweelo News Network

Saraar(ANN)Guddoomiyaha Gobolka Saraar ee xaruntiisu tahay magaalada Taariikhiga ah ee Caynaba Dr. Axmed Naasir Maxamed Xaashi, ayaa ka dayriyay Xaalada Abaarta deegaankaa Iyo saamaynta Bara-kacayaasha ku sugan deegaankaa ku yeelatay Abaarta daba dheeraatay.

Guddoomiyaha oo ka hadlay Nolosha dadka deegaankaa ee Abaartu ku habsatay, wuxuuna fariin qayladhaan ah u diray Xukuumadda Somaliland Iyo Hay’addaha gargaarka.

Bafhasaabka  oo ka hadlaya Xaalada deegaanka Iyo dadka Bara-kacayaasha ku sugan halkaa  Daawo.