Daawo Barnaamij laga sameeyay Shaqo Qaran

Hargeysa(ANN)-Qaar ka mid ah Waalidiinta Caruurtoodu ka qaybgaleen Barnaamijka Shaqo Qaran ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi soo kordhisay, ayaa ka dareen celiyay sida ay ugu diirsadeen Barnaamijkaa oo la bilaabay sanandkii koowaad ee mudda-xileedka Madaxweynaha Somaliland.


Barnaamij lagaga hadlayo wax-qabadkii Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo xilligan baarka la gashay laba sanandood, ayaa lagu soo qaaday sida ay dadweynaha Somliland, gaar ahaan waalidiinta Ubadkoodu nasiibka u yeeshay inay qayb ka noqdaan bilawga barnaamijkaa.


Halkan Daawo Faa’iidada Barnaamijkii Shaqo Qaran iyo Dareenka Waalidiintii dhalay Ubadkii ka soo baxay Sannadkii Koowaad