araweelonews-300x168Boorama(ANN)Qaar ka mid ah Gaadiidka dawlada ayàa Layla baxsaday magaalada Boorama we xarunta gobolka Awdal. Sidaana wax a shebekada wararka ee Araweelonews u xaqijiyay dad Kala duwan too ku sugan magàalada.

Gaadiidkaa oo aan la ogayn tiradooda rasmiga ah, balse  sida ay sheegayaan wararka qaar  tiradooda lagu sheegay shan Baabuurta dawlada èe ka hawlgala magaalada, ayàa koox loo malaynayo inay taageersan yihiin Suldaanka falaagoobay Wabar waxay u  kaxaysteen dhinaca Buuralayda

Badhasaabka Awdal Maxamuud Cali saleebaan (Ramaax) oo aanu isku daynay inaan arrintaa wax ka weydiino ayaanay noo suurta gelin.

Wixii kasoo kordha Kala soco araweelonews.com

 

dhasaabka