Araweelo News Network

hawlgalocelafweynCeel-afweyn(ANN)Ciidamada kala duwan ee Qaranka ee ku sugan magaalada Ceel-afweyn oo ka tirsan gobolka sanaag, ayaa saaka bilaabay hawlgalo wax lagaga qabanayo magaalada. kadib markii shaqaaqooyin ka dhaceen deegaamo ka tirsan Ceel-afweyn ay saamayn ku yeesheen nolosha bulshada ee dhinacyada adeegayada aasaasiga ah iyo arrimaha nabadgelyada, kuwaas oo ugu danbayntii xukuumaddu go’aamo kasoo saartay.