dawga cad Madaxweyne Silanyo
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta booqday Dhismaha Waddada Dawga Cad ee Woqooyiga magaalada Hargeysa oo hawsha Dhismaha Waddadaa oo lag dhigayo Laami wejigii labaad la dhamaystiray, taas oo Madaxweyne Siilaanyo xadhiga ka jaray.
Dawga cad oo ah waddo Magaalada Caasimadda ee Hargaysa ku xidhi doonta deegaanada xeebta Waqooyi ee Somaliland, ayaa wejigeedii labaad oo ku dhowaad 5km oo Laami ah lasoo gebagebeeyay.
Daawo Booqashada iyo furitaanka waddada Riix
Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com