dekedaberbera21Berbera(ANN)Dekedda Caalamiga ah ee Berbera, ayaa ku talaabsatay horumar la taaban karo, maamulka Dekedda Eng. Cali Xoor Xoor Maareeyaha Dekedda iyo Maareeye ku Xigeenka Cumar Abakor oo sanadii u danbeeyay ku mashquulsanaa sidii horumar iyo balaadhin loogu samayn lahaa dekedda, ayaa booqashadii u danbaysay ee Madaxweynaha Somaliland Axmed siilaanyo ku tegey Berbera kusoo dhoweeyay mashaariic cusub oo la xidhiidha arrimahaa.
Halkan Ka Daawo Barnaamij La xidhiidha Mashaariicda Dekedda ee xadhiga laga jaray iyo Horumarka Dekedda Berbera. Riix

Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com